WELCOME TO ALLGEDO ONLINE


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
Cadayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S
Somaliedu.com
Somaalijecel
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen

Soomaaliga
 

Allgedo -  Arbaco,  November 15,  2006

Layaab, (Gabay)

Mu'alif: Caalamin Sh. Cilmi
c_elmi@hotmail.com
November 9, 2006

Halkan waxaan ka salaamayaa shaqaalaha allgedo, salaan taa qiimaha leh ka gadaal,  waxaan gabaygan ugu jawaabayaa mid uu horay u tiriyay Shaafici Xasan Maxamed oo ahaa LABAJIBAAR oo uu ku tix raacayay gabaygaygii ahaa DADKA REER GADOODOW, haddaba gabaygeygaan jawaabta ah waxuu yahay sidaan:-
 

Ninka gabayga laanka ah tirshoow,ruux lumaatahaye
lajir weeye iimaanku aan lood samayn abide
laabtaada goortuu kabaxay laayac baadhacay e
 
 
waxaad lugaha saaratay jirkii laalada ahaaye
layr baa iblays kaaga shiday lag iyo haadaane
luuf luufka dhaan wadaha baad laac is leedahaye
 
 
loxod kiyo hawadu waa sidii labo walala ah e
luunkii ku gowraca hayaa libirka kuu yaale
liid nimada waa waxad kufriga ola ladaysaane
 
libin gaari mahayaan amxaar duul lamaanday e
waligood lugooyiyo af xumo laqan mawaayaane
liibaantu waa inaad sunada laasintaa abid e
 
sida lays ka taariiqda iyo looxa lagu sheegay
waligeed lilaahiyo laqdabo loolan baajiray e
lixaad eebe duulkii qab sado liici mahayaane
 
libdho siidhacaysiyo kuwaa laydhu siisidato
waa labo jirkaa wali fadhiyo,laaska baydhabo e
libaax maxaad utiri waa waxaan looga nayn waxar e
 
labnaan iyo hadad niman muslim ah laaji ku cadaysay
laylkii tigraha guurayee laamiyada taagan
laf cidee kayahay waanaqaan laxamka soomaale
 
laqam gaalo ma oyee nimaan loolinayn talada
liifkiyo bab bada loo rakibay,laaqim bow tahay e
laanduurka waxa loogu dhigay,wuu lal manayaaye
 
adiguna lifaaq baad utahay,looma ooyaha e
hadaan liiqi koofurred qabsaday.luuq un baa haray e
laad baan barqadi kaaga kicin,daginka laysaane
 
lafahaada waa inaad pudlaan ula lugaysaaye
ayaduna lig ligatoo baryahan,leexo wow halis e
lisinkiyo birtii bays dulyaal,waana loomarag e
 
sooloodi unbaa uharay,luqunti dheerayd e
layliga siduu oogu dagay,meel lix luhu gaaro
laan waxaa kadhuubtay cadihi labac sanaan jiray e
 
ladi waa hurdadi sidi nimuu,laacay maligiiye
luuq diisu waatay baryahan,low lowga ahayd e
loodkiisi meeshuu maruu,saaray luguhiiye
 
loobin baa burciyo yaal,laaso caanaba e
lugooyadi wadaadkiyo,wax uun lurayo ma oyaane
lii liiqad baagalay baryahan lulihi iidoor e
 
laaluush nin qaatiyo baqtaa liitowaligoode
laxoox iyo hadaan cunahayo,leedo iyo baadhil
libooyiyo majoogeen ilaa labi sagaalaad e
 
luul weeye nabaduye,markaan laxow yadii reebnay
adunbaa likaacoonayoo,laarigii tabaye
dadku libinta waa nooqireen waana ladayaane
 
loomana dhanayn xajadaad lalisay maandhow e
nimuu laash la caaryaa tahoo laabtay madixiiye
loox miyaad kadhigan,dhaawicii qaladka loolaayay

 


Afeef:  Allgedo shaqo kuma lahan aragti cabirka suugaan yahanada ama qoraalada dadweynaha ay ku naqdinayaan  hadba mowduucii ay iyagu doortaan.




Allgedo News Media Network (ANMN)
allgedo@allgedo.com



 

Halkan ka dhageyso
Amin Camir '' Markii aan..."
 
Ciidamadii Col. Bare Hiiraale xagey u guureen?

Somalis' future is in question?

Halkan ka daawo

Somalia has not had a central government in 15 years. Now two groups are vying for governmental control..

Read more...

Qabrigii Maalka!

Dulmi maa duugmaa?  Manii la daboolo na, waa soo daahiraa!" 
(Reer Banaadir-Maahmaah.)

(Riix halkan)
 

 

Celsius temperature conversion formulas

UNIT of MEASURE
conversion table

 

Dimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qoto dheer!
 

Somali Sub Clan Seeks Separate Country whereas, the rest of Somali people eager to say  “Somalia is one nation under one God!" 
full story...

 

NEWS RELEASE

October 27- 28, 2005 Governor James B. L. E.  School future search! (Click here)
 



 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com