|
GO'AAN KASOO BAXAY BEESHA CALI
MAXAED (CALI DHEERE)
Ku:
Ciddii ay quseyso
Rugtooda
B/XAAWO:
01/11/2006
Kaddib markii ay shir yeelatay
beesha Cali Maxamed ee
Mareexaan (Cali dheere)
shirkaas oo socday 29-30 kii
Sebtember, 2006 waxay go'aan
satay qodobodaan hoos ku qoran:
Qodabka 1
In beeshu ay qaadato magaca
GARAAD, caleemasaarkiisa iyo
abaabulkiisa wuxuu dhici doonaa
insha allahu 3-6 bilood ka dib
sidaas oo loo gartay in
caleemasaarkaas ay ka soo qayb
galaan beelaha soomaaliyeed ama
beesha mareexaan in ta ka
horeesana abaabulkeeda la sii
diyaariyo.
Qodabka
2
Waxaa la magacaabay 3 gudi oo ka
shaqayn doona horumarinta beesha
iyo isku dubiridida oo kala ah.
1-
Gudiga madax dhaqameedyada
2-
Gudiga istiraatijiyada iyo
qorshaynta
3-
Gudiga difaaca nabad galyada iyo
abaabulka
Gudiga
madax dhaqameedyada
1-
Sheikh Maxamed Axmed Maxamed
xadle Odayga guud ee beesha
2-
Macalin Cabdi Colaad
Nabadoon
3-
Idiris Cabdi Aadan
Nabadoon
4-
Cabdi Gureey Xareed
Nabadoon
5-
C/raxman Maadeey Maxamud
Nabadoon
6-
C/laahi Xuseen Maxamed
Nabadoon
7-
Xuseen Umal Inshaar
Nabadoon
8-
Xasan Xaashi Kuluc
Nabadoon
9-
Shide Ibraahin Cali
Nabadoon
10- Barre Xasan Khayr
Nabadoon
11- Cismaan Cabdi Salaan
Nabadoon
12- Maxamed Siciid (Wakiil
Cusman gabanow)
Nabadoon
13- C/raxmaan macalin
Ismaaciil
Nabadoon
14- Macalin C/laahi Nuur
Nabadoon
15- Axmed Faarax Cali
Dhuko(Wakiil A-Hufod) Nabadoon
16- Siyaad Nuur Hilowle
Nabadoon
17- Maxamuud Xuseen Dalab
Nabadoon
18- Bishaar Axmed Diini
Nabadoon
Gudiga istaraatijiyadda iyo
qorshaynta
1- Abdullahi Xaaji
Xasan ( bushkin)
Gudoomiye
2- Yuusuf Axmed Maxamed
Ku xigeen
3- Maxamed Axmed Aadan (asteeye)
Xog`hayn
4- Sh.maxamed Gurxan Xirow
Xubin
5- Cabdi Xuseen Xasan
Xubin
6- Cismaaneey Cabdi Xareed
Xubin
7- Sh.Xasan Qaaje
Xubin
8- Xuseen Koosaar
Xubin
9- Cabdi Gurxan Xuseen (Cabdi
Madobe)
Xubin
10- Xasan Sumac Fanax
Xubin
11- Maxamed Ismaaciil ( Isbatore)
Xubin
12- Cabdullahi Ibraahin Kiitow
Xubin
13- Sh.Axmed Sh. Cumar (Ilka
digir)
Xubin
14- Barre Cabdille Guudow
Xubin
15- Xasan Ismaaciil Guudcad (
Xasan Galayr) Xubin
16- xasan Cabdiqadir
Xubin
17- Kaahin Abdi Cali
Xubin
18- Cabdi Maxamed
Qatar Xubin
19- Cadaawe Shalaqbeen Sh.Cali Xubin
20- Xuseen Macalin Xasan Xubin
21- Cusmaan xaashi xuseen (
cismaan jeego) Xubin
22- Axmed maxamed Huris Xubin
23- Sh.Axmed Tahliil Khalaf Xubin
24- Maxamed Axmed Yuusuf Xubin
25- Maxamuud Macalin Xubin
26- Cabdi wali Gamaacuuro Xubin
27- Carays Nadiif Cilmi Xubin
28- Cabdi Maadeey
Xubin
29- Macalin Garaad M. Cabdi Xubin
30- Afey Gurxan Cabdi Shaanbur Xubin
31- Abdi kariin Macalin Abdi
raxmaan Xubin
32- Macalin Axmed Aadan
Xubin
33- Maxamed Ibraahin Ilbir Xubin
34- Axmed Sh.Yusuf Xubin
35- Sh.Axmed Xuseen
Xubin
36- Shaale Daahir
Xubin
37- Baashi Xasan Wabar
Xubin
38- Xuseen Macalin Axmed
Xubin
39- Maxamed Ibraahim
Faarax(Sokore) Xubin
Gudiga Difaaca Nabad galyada iyo
Abaabulka
1- Cismaan Maadeey
Maxamuud
Gudoomiye
2- Muuse Qaasim Xareed ( Muuse
Gaaljacelow) Ku
xigeen
3- Cabdi Raxmaan Maxamed Xuseen
Xubin
4- Maxamuud Xayd Cismaan
Xubin
5- Aadan Gurxan Xaashi
Xubin
6- Maxamed Ibraahin Cabdi (
Gardheere)
Xubin
7- Kaliil Diiriye Warfaa
Xubin
8- Cabdullaahi Cumar Cali (
Waaya Arag)
Xubin
9- Ibraahin C/laahi Faarax (
Fanax)
Xubin
10- Xasan Maxamed Diiriye (
Godane)
Xubin
11- Maxamed Cali Cabdi ( Galti)
Xubin
12- Qaliif Xasan Wabar
Xubin
Qodabka 3
Gudiyadaan qaab dhismeedkooda
waxaa lagu saleeyay habka beesha
ay u qaybsato Magta ama se u
bixiso si jifo hoosaad ah.
Qodobka 4
Shirka beesha waxaa si qoto
dheer looga baaraan dagay in la
daraaseeyo xaalada murugsan ee
soomaliya meesha ay marayso
waqtigan si taxadar ah na loola
socdo, hadba wixii soo siyaadaa,
isla markaasna lala socdaa .
Qodabka 5
Beeshu waxay go`aan satay in
dowladaha aan Xaduudyada la
leenahay sida Dowlada Kenya iyo
Dowlada Ethiopia si xiriir
wanaag san iyo nabad galyo ah
loola dhaqmaa, sidoo kale
beelaha soomaaliyeed oo dhan si
darisnimo wanaagsan iyo
isxushmayn leh loola dhaqmaa .
Qodabka
6
Beeshu waxay go`aan satay in 3
ama 6 dii bilood ba hal mar
shirguud ay ku kulmaan
gudiyadaan si loo daraaseeyo
wixii la soo qabtay hadii se wax
deg deg ah yimaadaan odayga guud
ee beesha wuxuu iclaamin karaa
shir guud oo deg deg ah oo aan
mudo lahayn.
QODOBKA
7
Waxaa la gudoonsaday in uu gudi
kastaa hawlihiisa uu umadax
banaanyahay shaqadiisana sitoos
ah ugutaa si uu uga mira dhaliyo.
SAXIIXA
Odayga guud ee beesha Cali
Maxamed (Cali Dheere) Sh.Maxamed
Axmed Cigaal ( Xaadle)

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
|