| |
|
|
|
|
Allgedo! News, Monday, Dec. 19, 2005 |
Ra'isul Wasaare Cali Maxamed Geedi oo bishaan December 12-keedii laba Guddoomiye ku xigeen u magacaabay Gobolka Gedo JOWHAR, Somalia - Ra'isul Wasaaraha Dowladda Federalka Ku meel gaarka ah Cali Maxamed Geedi oo horay December 1, 2005 Gobolka Gedo ugu magacaabay Guddoomiye mudane Xuseen Sh. Abdi Ismaaciil (Xuseen Farey) ayaa waxuu isla December 12, 2005 Dekereeto kale ku magacaabay laba Guddoomiye ku xigeeno oo uu yeelanaayo Gobolka Gedo kuwaas oo kala ah: Mudane Maxamed Axmed Cali (Sanka) iyo mudane Cabdi Barre Cabdi. Dekeraatada oo iyada is fasireysa ayaa ah tan hoos ka muuqata. 
allgedo@allgedo.com |
|