WELCOME TO ALLGEDO ONLINE
Allgedo, News,  December 9,  2006
Qaar ka mid ah masawiradii laga qaaday shirkii ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Phoenix, Arizona la yeesheen mudane Faarax Macalin Dawaara taariikhdu markii ay aheyd December 9, 2006 - By Aden A Colujoog

Masawirka sare: Ka bilow dhinaca midig: Aden A. Colujoog, mudane Faarax Macalin Dawaara iyo Guddoomiyaha Somali Association of Arizona Dr. Cabdixakiim Axmed C. Cismaan.

Ka bilow dhinaca bidix: Ex-Col. Axmed Jaamac (Dhagaweyne) oo salaamaya mudane Faarax Macalin Dawaara iyo Dr. Maxamed Jaamac.

Ka bilow dhianaca midig: Dr. Maxamed Jaamac, mudane Faarax Macalin Dawaara iyo Ex-Col. Axmed Jaamac (Dhagaweyne.)

Dr. Maxamed Jaamac oo la hadlaya bulshada Soomaaliyeed ee kasoo qeyb gashay munaasabadda loogu tala galay in lagu soo dhaweeyo mudane Faarax Macalin Dawaara.

Ka bilow bidix: Ninka dharka cad Cabdulahi Dheere iyo Eng. Maxamed Bashiir.

Dhanka bidix ee dhow ka bilow: Cali Dheere iyo qaar ka tirsan bulshada reer Phoenix ee kasoo qeyb galay munaasabadda lagu soo dhaweynayay mudan Faarax Macalin Dawaara.

Qaar ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Phoenix oo la sawiran mudane Faarax Macalin Dawaara. Ka bilow dhinaca soke (ninka uu ookiyaalaha madaxa u saaran yahay Mustafa Xaji Afbalaar, Ex-Col. Axmed Jaamac (Dhagaweyne), Ambassador -Gen. Maxamed Darmaan iyo mudane Faarax Macalin Dawaara.

Qaar ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Phoenix oo la sawiran mudan Faarax Macalin Dawaara oo ah ninka taagan ee dhexda ku jira ee uu u xiran yahay qoor gashiga (necktie.)

Qaar ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Phoenix oo kasoo qeyb galay munaasabaddii lagu soo dhaweynayay mudane Faarax Macalin Dawaara

Ka bilow dhanka bidix: Dr. Cabdixakim Axmed C. Cisman iyo Mustaf Xaaji Afbalaar.




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com



 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com