WELCOME TO ALLGEDO ONLINE


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

 

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
Cadayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S
Somaliedu.com
Somaalijecel
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen

Soomaaliga
 

Allgedo News, Talaado,  October 31,  2006

Mudaharaad looga soo hor jeedo falkii arxan darada lahaa ee lagu laayay maxabuustii dhaawaca aheyd ee Deg. Bu'aale oo ka dhacay Cabudwaaq

Si aad u aragto masawirada oo waa weyn, riix mid ka mid ah masawirada dhinaca midig ka muuqda ama  (masawiro.)

Mudaharaad balaaran oo looga soo horjeedo maxaakiimta ayaa saaka ka dhacay xaafad  kamid ah Caabudwaaq, mudaharaadkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan deegaanka Caabudwaaq waxaana kasoo qabgalay qaybo kamid ah arimaha bulshada mudaharaadkan ayaa si toos ah loogu cambaareeyay midawga maxaakiimta islaamiga ah ayagoo lagu eedeeyay in ay xasuuq ugaysteen  dhalinyaro dhaawac ahayd gudaha magaalda Bu’aale, ragii soo abaabulay mudaharaadkaas ayaa waxaa ay u sheegeen shebekeda allwadani in ay ugu talagaleen in ay ku muujiyaan sida ay uga xunyihiin dhaawacii sida naxariisdaradaha ay ugu laayeen maxaakiimtu goob caafimaad eekutaala magaalda bu’aale ayagoo intaas na ku daray in sharcigu is laamka ah uu san oogalayn in ladilo maxbuus waliba dhaawac ah oo islaamah.

Dadweeynihii ka soo qaybgalay mudaharaadakaan ayaa waxaa ay gubayeen Cimaadaha ay caanka ku yihiin midawga maxaakimta islaamka is lamarkaasna kutumanayeen sidoo kale halku dhigyadii ay adeegsanayeen dadka mudaharaadayay waxaa ka mid ahaa doonamayno maxaakiimta, doonimayno maxaabiis gumaadka, doonimayno dhawac diliyaasha, mudaharaadkaan maanta waxaa ka mid ahaa ragii ka hdalay kuxigeenka golaha wada tashiga sade bari Axmed aadan dheere oo si toos ah ugu cambaareeyay maxaakiimta islaamiga ah falkii ay ku dileen dhaawacii maxaabiis mareexaan ee lagu gumaaday Bu’aale.

Sidoo kale, mudaaharadkaan maanta ayaa waxaa uu ka wada dhacayaa dhamaan Gobolada ay dagaan besha sade oo dhan.

 

Zaynudiin siciid
Caabudwaq, Somalia





Allgedo News Media Network (ANMN)
allgedo@allgedo.com

 



 

 

 To enlarge, click one of the below pictures.


 

 

 

 

 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com