SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
Cadayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S
Somaliedu.com
Somaalijecel
SomaliTalk
Somalitech
Somalicitizen

Soomaaliga
 
  Qaar ka mid ah masawirada Mudaharaadka maanta ka dhacay Degmada
Caabudwaaq oo looga soo horjeedo falkii naxdinta lahaa ee lagu laayay
maxabuustii dhaawaca aheyd ee ku jirtay rugta caafimaadka ee magaalada
Bu'aale.

 
October 31, 2006:  Dadweynaha oo ku dhex mudaharaada magaalada Caabudwaaq
 
 
  October 31, 2006:  Dadweynaha oo gubaya cimaamadaha  ay caanka ku yihiin Maxaakiimta
 
 
  October 31, 2006:  Dadweynaha oo isugu yimid barxad ku dhex taala magaalada Caabudwaaq oo dhex babanayo calanka Soomaaliyeed
 
 
  October 31, 2006: Calanka Soomaaliyeed ee ay kor u hayaan dadweynaha reer Caabudwaaq ayaa waxay astaan u tahay sida ay u rabaan dowlad dhexe ee ay yeelato umadda Soomaaliyeed iyo sida ay u diidan yihiin fawdada ka dhalan karta dowlad la'aanta iyo cadaalad darida.
 
 
  October 31, 2006: Mudaharaade-yaasha Caabudwaaq oo ka careysan falka arxan darada ah ee lagu laayay maxbuustii dhaawaca aheyd ayaa gubaya cimaamadaha lagu yaqaan Maxaakiimta
 
 
  October 31, 2006: Qaar ka mid ah dadweynihii ka qeyb qaatay mudaharaadkaas oo ay wejiyadooda ka muuqato caro oo ka hadlaya fagaarihii uu ka dhacay mudaharaadka
 
 
   




Allgedo News Media Network (ANMN)
allgedo@allgedo.com

 



 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com