|
|||||
| Allgedo News, Axad, November 12, 2006 | |||||
| Howlo
canshuuro lagu qaadayo oo dowladda ay ka bilowday Baydhabo Mogadishu- November 12, 2006 Magaalada Baydhabo ayaa maanta waxaa ka bilowday howlo canshuur uruurin ah oo dowladda KMG ah ay u xilsaartay maamulka gobolkaasi in uu ka qaado lacago ganacsatada suuqyada magaalada Baydhabo, iyadoo dad badan ay arinkaasi ku gacan seyreen.
Hadalkaan ayuu ka sheegay shir jaraa’id uu ku qabtey magaalada Baydhabo, xilli maanta ciidamada dowladda hoose ay howlo canshuuro ay ku qaadayaan ay ka bilaabeen gudaha magaalada Baydhabo, iyadoo arinkaasina ay si weyn uga soo horjeesteen ganacsato badan. Waa markii
ugu horeysay oo howlo canshuuru uruurin ah ay ka bilaabato magaalada Baydhabo,
tan iyo markii dowladda Somalia ay saldhigatay magaaladaasi 26 kii bsihii
feberaayo ee sanadkaan. Inkastoo isku dayo badan oo canshuur qaadis ah
ay fashileen khilaafyo dhex maray maamulka dowladda.
Xafiiska
Muqdisho |
|||||
|
|