|
|||||
| Allgedo News, Sabti , October 21, 2006 | |||||
| Booliska Puntland oo ku raadjooga nin u dhashay dalka Thailand oo xalay lagu afduubtay Boosaaso
Ninkani ayaa waxaa la tilmaamay in xalay fiidkii Hotel uu ka daganaa magaalada Boosaaso ay kala baxeen rag hubeysan oo ilaa iyo wali aan la garaneyn heybtooda iyo halkii ay la aadeen. Ninkani la afduubtay ayaa waxaa la sheegay in uu u shaqeynayay shirkad ilaalisa xeebaha Puntland oo maamulka gobolkaasi ka hore ay heshiis wada saxiixdeen. Waa markii
ugu horeysay oo afduubyo ceenkaan oo kale ah ay ka dhacaan magaalada Bosaaso. Xafiiska
Muqdisho Allgedo
News Media Network (ANMN) |
|||||
|
|