|
|||||
| Allgedo News, Isniin, October 23, 2006 | |||||
| Banaanbax
ka dhacay maanta Magaalada Buur-hakaba
Banaanbaxaan oo ahaa mid iskiis ay dadka isugu soo baxeen ayaa waxaa hadalo ka jeediyay Mas’uuliyiin reer Buur-hakabo ah iyo waliba Maxkamadda islaamka Albayaan. Banaanbaxaan ayaa waxaa lagu cambaareeyay qabshadii ciidamada dowladda ee magaaladaasi. Isku soo
baxaan ayaa ku soo beegmay xilli xalay ay ka baxeen degmada Buur-hakaba
ciidamada dowladda oo halaasi ku sugnaa muddo labo maalmood ah.
Xafiiska Muqdisho Allgedo
News Media Network (ANMN) |
|||||
|
|