HOME|NEWS|MAQAALLO|GEDO|FEED BACK|FORUM|GUEST BOOK|WAREYSIYO|MAQAALO|ARTICLES|

 

 
  WELCOME TO ALLGEDO ONLINE

Allgedo! Sports, Monday,  Dec. 12,  2005

32-ka kooxood ee koobka adduunka iyo isku aadkooda
(Koobka adduunka iyo isku aadkiisii oo Jimcadan lagu qabtay magaalada Leipzig Germany)


By Ahmed Al-matary
aamatary@hotmail.com


Faafin:  Allgedo Online, December 12, 2005





Tunis iyo Sucuudiga oo Qori tuurku indhaha isu geliyay, iyo Jarmalka oo Lagu tuhunsanyahay inuu si ula kac ah isugu aadiyay kooxo jilicsan.

Ghana oo iyaduna kooxo dab ah ku dhex dhacday!!!. Haddaba sidii qorituurku u dhacay waa
sidan:-

Group A: Germany, Ecuador, Poland, Costa Rica
Group B: England, Paraguay , Sweden , Trinidad & Tobago
Group C: Argentina, Ivory Coast, Netherlands, Serbia & Montenegro
Group D: Mexico, Angola, Portuga, Iran
Group E: Italy, Ghana , Czech Republic, United States
Group F:  Brazil, Australia , Croatia, Japan
Group G: France, Togo , Switzerland, South Korea
Group H: Spain , Tunisia, Ukraine , Saudi Arabia

Jarmalka ayay Costa Rica foodda is dari doonaan ciyaarta furitaanka!!!!!!!!!!!!!!!
 

Sawirkaan dhinaca midig ka muuqda waa Ghana National Team.


 





allgedo@allgedo.com




 

 
 

All Gedo Online © 2005 - All Rights Reserved.
contact us at:  allgedo@allgedo.com
or webmaster@allgedo.com