| |
|
|
|
|
Allgedo! News, Friday, Dec. 16, 2005 |
Champions League (Barcelona iyo Chelsea oo Qorituurku isku tuuray) By Ahmed al-matary aamatary@hotmail.com Faafin: Allgedo Online, Dec. 16, 2005 Laacibkii macruurfka ahaa Frank Richard ahna tababaraha kooxda Barca ayaa isagu yiri: "Annagu aargoosi uma jeedno, ee waxaan ciyaari doonaa ciyaar wanaag xiiso leh" isagoo ula jeeday kaddib markii sanadkii hore kooxda Chelsea ay 4-2 kaga adkaatay ciyaartii labaad. Kooxaha kale ayaa iyaguna qorituurku sidan isugu riday: Real Madrid vs Arsenal Werder/Bremen vs Juventus Bayern/Munich vs Milan PSV/Eindhoven vs Lyon Ajax vs Internazionale Benfica vs Liverpool Rangers vs Villarreal Halkaas waxaa kaaaga cad in kooxda Ac Milan ay foodda is dari doonaan kooxda Jarmalka ah ee Bayern Munich. Allgedo ayaan idinkala socodsiin doonaa natiijooyinka ciyaarahas iyo waqtiyada ay dhici doonaanba. allgedo@allgedo.com |
|