WELCOME TO ALLGEDO ONLINE
Allgedo, News,  December 28,  2006
Year review - year in pictures
 

Qoraaladii ay allgedo ka qortay xasuuqii  Bu'aale oo kooban.

Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer Puntland ee Minnesota

Bayaan ay soo saartay Beesha Leelkase

Ururka dhalinyarada reer Puntland ee ku nool dalka Denmark ayaa ku baaqay in Puntland lagu dhaqo shareecada islaamka

BAYAAN LAGU TAAGEERAAYO BAYAANKII CULIMADA REER MUDUG AY  KASOO SAAREEN GALAKACYO

BAAQ TAAGEERO MAXKAMADA BEESHA ALI  IBRAAHIM (BICID YAHAN)

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo dib ugu soo laabtay Baydhabo


Howlo canshuuro lagu qaadayo oo dowladda ay ka bilowday Baydhabo

Cadde Muuse oo ay la socdaan 50 baabuurta dagaalka oo gaaray Galkacyo.

Faahfaahin ku aadan qasaaraha dagaalkii saakay ka dhacay deegaanka Bandiiradleey

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo saacadaha soo socda ka dagaya Baydhabo

Boqolaal qoys oo ku xayiran magaalada B/weyne iyo Roobab ka da’ay Baardheere

Kenya oo diyaaradaheeda ka mamnuucday in ay u soo duulaan Somalia

War deg deg ah:
Xoogagga maxkamadaha islaamka oo la wareegay deegaano dhowr ah oo ku dhow magaalada Galkacyo

Dolwadda Somalia oo ganafka ku dhufatay heshiiskii xalay ee maxkamadaha iyo xubnaha Baarlamanka

Xubno ka socda Baarlamanka Kenya oo soo gaaray Muqdisho

Maxkamad kale oo islaami ah oo laga furey Magaalada Galkacyo

Uganda oo sheegtay in ciidamada ay keeneyso Somalia ay ahaan doonaan kuwo soo celiya amaanka

Wafuud ka socota dowladda Kenya oo saacadaha soo socda ku soo wajahan Muqdisho

Maxkamadaha oo soo saaaray wareegto lagu mamanuucayo Isticmaalka sigaarka iyo qaadka ee Jubooyinka.

Qodobo muhiim ah oo ka soo baxay kulankii xalay ee dowlada iyo maxkamadaha

Maxkamadaha islaamka oo galabta gacanta ku dhigay nin gacan ku dhiigle ah oo isla maanta dad dilay

Dowladda Ethiopia oo si toos ah u qiratay boqolaal ka mid ah ciidamdeed oo ku sugan gudaha Somalia.

Sarkaal Ethiopian ah oo ay gacanta ku dhigeen Maxkamadaha islaamka

Maxakamadaha islaamka Somalia oo waxba kama jiraan ku sheegay maamulada Somaliland iyo Puntland.

Maamulkii hore ee gobolka Sh/dhexe oo maanta si rasmi ah u wareejiyay xilalka gobolka

Xaaladda degmooyinka Bu’aale iyo Saakow oo xasiloon

Ciidamada Maxaakiimta Islaamka Somalia oo 30 KM u jirsaday Xarunta dowladda ee Baydhabo

Ardada Jaamacadda Minnesota oo hadiyad ciidda fidriga ugu deeqday Agoonta ardada Kismaayo.  (Waa war bixin & sawiro.)

Xubno ka socda labada gole ee Maxkamadaha oo gaartay Buur-hakaba

Ra’isulwasaaraha Somalia oo beeniyay dagaalo la sheegay shalay in ay ka dhaceen Buur-hakaba

Madaxda labada gole ee Maxkamadaha islaamka Somalia oo si kulul u weeraray Ra’isulwasaaraha Ethiopia.

Maxaakiimta islaamka Somalia oo Muqdisho ka furtay Idaacad u gaar ah

Banaanbax ka dhacay maanta Magaalada Buur-hakaba

Dadka ree gadoodow (Gabay)

Maleeshiyada deegaanka oo dib u qabsaday Buur-hakab, ka dib markii ay ka baxeen kuwa dowladda.

Golaha maxkamadaha islaamka Somalia oo maamul cusub u sameeyay Sh/dhexe, kii horena kala direy.

Maxkamadaha islaamka ku qabsaday dagaalkii maanta 22 gawaarida dagaalka sida ay sheegteen

Saraakiil u kala hadashay Maxkamadaha iyo Barre Hiiraale oo hadalo isburinaya ka soo saaray dagaalka Bu’aale

Waxgaradka beesha Sade oo ka codsaday Maxkamadaha in hub beeshu ay leedahay loo soo celiyo

War deg deg ah:
Ciidamadii Barre Hiiraale iyo kuwa maxkamadaha islaamka oo isku fara saaray Bu'aale

Golaha maxaakiimta islaamka Somalia oo tababaro u dhameeyay ilaa 500 oo askari

Xiisado dagaal oo aad u ba’an oo ka taagan Magaalada Buur-hakaba iyo meelo kale

Maxkamadaha islaamka oo tababaro ugu furey Dhoobleey maleeshiyooyin far badan

Booliska Puntland oo ku raadjooga nin u dhashay dalka Thailand oo xalay lagu afduubtay Boosaaso

Madaxda warfaafinada maxaakiimta iyo dowladda KMG ah oo si kala duwan uga hadlay qabsashada Buur-hakaba

Roobab lagu qabowsaday oo ka da’ay inta badan gobolka Gedo

Maxkamadaha islaamka Somalia oo guddi u saaray in aan la isku khilaafin maalinta ciidda.

War deg deg ah: Ciidamada dowladda oo xooga kula wareegay degmada Buur-hakaba oo wali ay ka jirto israsaaseyn.

Madaxweynaha Somalia iyo RW Geedi oo xalay ka wada hadlay arimaha Taliyaha ciidamada Booliska.

Madaxweynaha Somalia iyo wafuudii Maxkamadaha oo ka kala dagay Baydhabo iyo Muqdisho.

Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa gacanta ku dhigey dad Ethiopian ah

Xukuumadda FKMG Somalia oo shuruudo ku xirtey ka qeybgalka kulanka magaalada Khartoum

Maamul goboleedka Puntland oo hadalo kulul ka soo saaray culuma udiin reer Puntland oo jooga Muqdisho.

Maxkamadaha islaamka oo taageero ka helay dariiqada culumada suufiyada sidii loo difaaci lahaa dalka.

Mareykanka oo ku eedeeyay Eritrea in dagaalka kala dhaxeeyo Ethiopia ay u soo rartay Somalia

Madaxweynaha Somalia oo dacwado ka dhan ah Maxkamadaha u gudbiyay kooxda xiriirka caalamiga.

Dhimasho iyo dhaawaca badan oo ka dhashay iska horimaad ka dhacay duleedka Kismaayo

Iska horimaad hubeysan oo dhex maray Xoogagga Maxaakiimta islaamka iyo kuwa Barre Hiiraale

Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya oo qaatey kulan gaar ah

Danjire Cabdi Warsame oo sheegay in dagaal mooyee aanu wax kale uga saari doonin Maxkamadaha gobolada Jubooyinka

Kooxda xirirka Somalia oo kulan ku aadan arimaha Somalia maanta uga furmaya magaalada Nairobi.

Dadka qaar oo ka qaxaya Bu’aale iyo Hay’adaha samafalka oo isaga baxay halkaasi

Xoogagga Maxkamadaha islaamka oo ku soo dhawaaday Buur-hakaba

Baaq ku aadan xiisadda ka dhalatay handadaadda iyo cagajuglaynta lagu hayo Taliyaha Ciidanka booliska Somaliyeed

Taliyeyaasha ciidamada dowladda oo sheegay in Gen Cali madoobe uu joogayo Baydhabo

Hay’adda Q.M u qaabilsan Qaxootiga oo malaayiin dollar u dalabtay qaxootiga Somaliyeed ee ku sii qulqulaya Kenya

Cambaarayn  falka lagula kacay taliyaha Boliska  somaliyeed

Maxkamadaha oo Bandow ku soo rogay Xarardheere, ka dib markii dibadbaxyo rabshado wata ay ka dhaceen halkaasi

Barre Hiiraale iyo Maleeshiyadiisa oo 5 KM u soo jirsaday Degmada Bu’aale iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka jira Sh/hoose.

Ciidamada Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha islaamka oo qarka isku saaran

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Sade ayaa markii ugu horeysay cambaareeyay falka lagula kacay Gen Cali Madoobe

Gen. Cali Madoobe oo ku adkeystay in uu joogo Baydhabo iyo Geedi oo dadaalo wada

Muxuu salka ku hayaa Khilaafka la sheegay in uu soo kala dhex galay Geedi iyo Shariif Xasan

Wafuud ka socota Maxkamadaha islaamka oo tagaya Baydhabo.

Maxkamadaha islaamka iyo saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo isku raacay in la difaaco dalka

Banaanbaxii ugu weynaa oo maanta ka dhacay

Waxgarad ka tirsan beesha Sade oo galabta kulan ku yeeshay Magaalada Kismaayo.

Taliyaha ciidamada Booliska oo 24 loo qabtay in uu kaga baxo magaalada Baydhabo

Maxkamadaha islaamka oo baaritaan ku haya guryaha mag. Kismaayo

Maleeshiyooyin sida la sheegay ka soo goostay Beer-xaano oo ku biiray Maxkamadaha Kismaayo.

Cam baarayn xiisadaha colaadeed ee ka soo cusboonaaday Jubooyinka

"Haraadigii Maxamed Siyaad Bare ayaan daba soconaa!" sidaas waxaa wareysi ku siiyay Al-jasiira Sheikh Shariif Sh. Axmed.

 




Allgedo News Media Network
Xafiiska Muqdisho
allgedo@allgedo.com




 

 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com