Home » Archive Daily December 2nd, 2012

Marka Guurka Laguu Diido! – By Aadam Abdi Abuzuhri

Dec 2, 2012
Assalaamu alaykum. Waad salaamantihiin dhamaan walaalaha qeymaha badan ee ku xiran websitekan qaayaha badan. By Adam Abdi Abuzuhri abuzuhri1@gmail.com —————————– Waad salaamantihiin walaalaha qeymaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu kusaabsanyahay caado aad u fool xun Quursi oo ubaahan in la’iska kaashado cirib-tirkeeda. Quursi? Waa qofka... 

Wafdi ka socda dowlada Jabuuti oo goordhow gaaray magaalada Beledweyne

Dec 2, 2012
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkas uu goordhow gaaray wasiirka gaashaandhiga dalka Jabuuti. Wafdigan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne xarunta gobolka Hiiraan iyadoona amaanka si weyn loo adkeeyay. C/Kariim Maxamed Kaamil Wasiirka Gaashaandhiga Jabuuti ayaa waxaa safarkiisa Beledweyne ku wehlinaya... 

Beelo ku dagaalamay Galgaduud oo loogu baaqay in ay colaada joojiyaan

Dec 2, 2012
Waxaa iska soo daba dhacaayo baaqyo kala duwan oo loo diraayo Jufooyin walaalo ah oo ku dagaalamaya qeybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha somalia. Dagaal aad u culus oo gaystay qasaaroyin dhimasho ayaa waxaa uu ka dhacay tuulooyin ku yaalla gobolka Galgaduud waxaana jiray in dad badan ay ku dhinteen dagaalkaas. Mid kamid ah Nabadoonada Deegaankaas kasoo jeeda ayaa u diraya Baaq waa Nabadoon... 

Maamulka Sh/Dhexe oo dowlada uga baaqay in ay ciidamada nabad sugida gayso gobolkas

Dec 2, 2012
Masuuliyiinta maamulka Gobolka shabeelaha dhexe ayaa dalbaday in ciidamo ka socda Nabad sugida iyo Boolis la geeyaa deegaanada lagala wareego Alshabaab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Afhayeenka maamulka Gobolka Shabelaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Soomaaliya ay la wareegayaan deegaanada ay gacanta ku hayaan Alshabaab ee Shabeelaha dhexe. Daa’uud Xaaji Ciiro,Afhayeenka maamulka Gobolka... 

Ciidamada dowlada oo toogtay askari isbaaro dhigtay degmada Dharkeenley

Dec 2, 2012
Wararka ka imaanaayo degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin askari ah uu isku dayay inuu isbaaro dhigto goob ay Baabuurta maraaan oo ku taallo deegaankaas. Ciidamada Amaanka degmada Dharkeenley ayaa lagu soo wargaliyay in nin ka tirsan ciidanka militaarka uu isbaaro dhigtay  isla markaasna u dhaqaqay iyagoo kadib ku amray inuu dhigo qoriga laakin ka madax adeegay iskuna dayay... 

Dadaalo cows loogu samaynayo Garoonka kubadda cagta gobolka Banaadir oo soconaya

Dec 2, 2012
Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta ee dagan dalka Holland Greenfield ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u gogolo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee {WIN IN AFRICA WITH AFRICA} kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa eeka faa’iideysanaya sida uu sheegay xoghayaha Guud Cabdi Qani Saciid Carab. Khabiirkan dhinaca... 

Dagaalkii ugu qasaaraha badnaa oo Beelo Soomaaliyeed ku dhexmaray bartamaha Soomaaliya

Dec 2, 2012
Wararka naga soo gaaraya Deegaano katirsan bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ku dhawaad 40 qof ay ku dhinteen dagaallo xoogan oo ka dhacay halkaas. Dagaalkaas ayaa udhaxeeya beelo wada dega  bartamaha dalka ayaa waxaa uu ka bilowday ceel biyood la isku haystay, iyadoona hatan ay warar kala duwan soo baxayaan. Dad kusugan halka lagu dagaalamay ayaa AOL usheegay in dagaalka laga soo qaaday Ceel-Buur... 

Daawo Video naxdin leh oo ku tusaya ciidamada Kenya oo si xun u garaacaya rag lagu tuhmay in ay xiriir la leeyihiin Al-shabaab.

Dec 2, 2012
Citizen TV has obtained exclusive footage of what appears to be Kenya Defence forces soldiers beating some suspects in some unknown location to extract information from them. The soldiers are seen to be caning and speaking to suspects in Kiswahili demanding information. Although citizen TV obtained the footage in Garissa and was initially meant to believe the suspects could have been part of those...