Home » Archive Daily December 3rd, 2012
Shir sanadeedkii beesha Cali Ibraahim (Reer Biciidyahan) oo dhawaan magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka ka dhici doona.
Dhamaan waxaa lagu wargalinayaa Beesha Cali Ibraahim (Reer Biciidyan) in la qabanayo shir sanadeedkii dhici jirey, shiirkaas oo ka dhacaya Gobolka Minnesota, Minneapolis; wuxuuna dhacayaa December 22 ilaa 23, 2012. Haddaba kasoo qeyb-galayaasha ka kala imaanaya dhamaan dalalka Austaralia, Yurub, Waqooyiga Ameerika, Afrika iyo wadamada Carabta waxaa lagu wargelinayaa in ay waqtiga dhawraan.
Shiirku...
Golaha barlamaanka oo uyeeray labo kamid ah golaha Wasiirada dowlada
Labo ka mid ah wasiirada xukuumada R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa looga yeeray inay hor imaadaam baarlamaanka Soomaaliya.
Muddo lix maalin ah ayaa loo qabtay inay mudanayasha baarlamaanka ku hor yimaadaan labo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirada kala ah wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya iyo wasiirka Gaashaandhiga ayaa looga yeeray inay ku hor yimaadaan...
Dilaa Koofur Afrikan Ah Oo Wareeysi Lala Yeeshay “Waxaan u laayay Soomaalida? Warbixin Xasaasi ah
Wargeys lagu magacaabo Daily Dispatch oo kasoo baxa magaalada East London ee gobolka Eastern Cape ayaa mar sii horeysay qorey warbixin dheer oo uu ka sameeyey baaritaan mudo dheer qaatay oo uu ka sameeyey dilalka Soomaalida loo geysto, Wariye Omar Kiyow ayaa qoraalkani kasoo turjuntey luuqada English-ka oo lagu soo qorey warbixinta wargeys-ka kusoo baxday, waxaan u qorney sidii ay ahayd oo kaliya,...
Al-Shabaab oo weerar dagala ku qaaday labo wasiir gobolka Sh/hoose
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo la hadlay VOA aya sharaxaad ka bixiyay ka bixiyay waxyabaha keenay in wafdi ka tirsan wasiirada Soomaaliya labo mar lagu weeraro gobolkaasi Shabeelaha Hoose.
Gudoomiyaha aya xaqiijiyay in maanta weerarkii labaad loo geystay wafdi uu kamid yahay wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya iyo wasiirka arimaha gudaha ee dalka.
Waxa...
Wasiirka gaashaandhiga oo kahadlay weerar lagu qaaday gaadiid ay la socdeen Wasiiro
Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud “Fiqi”,ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar loo geystay kolonyo gaadiid ay la socdeen oo marayay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose.
Wasiirka ayaa sheegaya in weerarkii shalay loo geystay gaadiidka ay la socdeen inuusan aheyn mid sidaasi usii weyn ,isagoo sheegay in ciidamo kooban oo Alshababa ah ay keymaha u galeen.
Fiqi...
Maxaabiis Shabaab ah oo ka baxsaday xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in xabsiga magaalaasi ay ka baxeen Maxaabiis Alshabaab ah.
Ku dhawaad 7 maxbuus oo Alshabaab ah ayaa la sheegayaa inay ka baxsadeen saldhiga magaalada Baydhaba kuwaasi oo ku xirnaa saldhiga.
Masuuliyiinta maamulka magaalada ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan qaabka ay Alshabaab kaga baxeen saldhiga magaalada Baydhaba iyadoo aan...
Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya oo ka bad baaday shil diyaaradeed
Diyaaradda African Airweys oo ay saarnaayeen Rakaab dhan 200 oo qof oo ay ku jireen Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo u kala goosheysay Nairobi-Muqdisho ayaa shalay markii ay hawada gashay Cilad ku timid taasi oo sababtay in Diyaaradda ay dib ugu soo laabto Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Nairobi.
Diyaaradda ayaa ka kacday Garoonka Joma Kenyatta International ee Magaalada Nairobi, wexeyna...