Home » Archive Daily December 12th, 2012
Wafdi ka socda barlamaanka Jabuuti oo goordhow Muqdisho soo gaaray
Wararka iminka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay kasoo dageen wafdi ka socda dowlada Jabuuti.
Wafdiga goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha waxaa hogaaminaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Idiris Arnaa’uud Cali.
Waxaa la qorsheynayaa in wafdigaan loo gudbiyo hotelka City Plaza halkaasi oo ay ku taalo safaarada Jabuuti ee Soomaaliya,waxaana...
Shil qasaaro gaystay oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho
Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Hodan ayaa sheegaya in labo ruux ay dhimatay kuwa kalana dhaawacyo uu soo gaaray kadib shil gaari oo dhacay.
Shilkan gaari ee dhacay oo ka dhacay wadada Maka Almukarama ayaa lasoo sheegayaa in uu gaystay qasaarahan dhimashada iyo dhaawaca ah
Labo ruux ayaa la sheegaya inay ku dhinteen shilka gaari iyadoo sidoo kale dad kale ay ku dhaawacmeen shilka ka dhacay...
Dagaal dhexmaray Puntlad iyo Kooxaha Burcad badeedka oo Garacad ka dhacay
Wararka ka imaanaya magaalada Garacad ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkas uu ka dhacay dagaal udhaxeeya kooxaha Burcad badedka Soomaaliya iyo ciidamada Puntland
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland ee dhinaca Badda iyo kooxo burcad budeed ah ayaa ku dagaalamay halkaasi.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yimid...
Dowlada oo kahadashay sababtii ay ciidamadeeda uga soo baxeen magaalada Mahadaay
Dhawan magaalada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe wxaa la wareegay ciidamada dowlada Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Amisom, hase ahaatee ciidamadaas ayaa dib uga soo baxay magaalada.
Hadaba Waxaa faahfaahin buuxda laga bixiyay sababah keenay in ciidamada dowlada ay kaga soo baxeen degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Maxamed Maxamuud Saney,oo ah taliyaha ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan...
Ahlu Sunna Waljamaaca oo taageeray qabashadii magaalada Jowhar
Tan iyo waxi ka dambeeyay markii ciidamada dowlada ay la wareegeen gacan ku heynta magaalada Jowhar iyo deegaanada kale ee ku yaala Shabeelaha Dhexe waxaa soo kordhayay taageerada ka imaanaysa dhinacyada kala duwan ee Soomaalida.
Ururka Ahlu sunna ee Gobolada Dhexe ayaa taageeray qabashadii Jowhar iyo degmada Mahadaay oo ay qabsadeen ciidamada huwanta kadib markii Alshabaab ay isaga baxeen halkaasi.
Masuliyiin...