Home » Archive Daily December 13th, 2012

The Prime Minister of Somalia completes his cabinet today

Dec 13, 2012
The Prime Minister of Somalia Dr. Abdi Farah Shirdon (Saacid) has appointed today five Minister of State and 20 Deputy Ministers. That comes after long and indepth consultation with President Hassan Sh. Mohamud, Members of the Parliament and the repressentatives of the Somali Civil Society. The appointed  State Ministers and Deputy Ministers has been assigned by the Prime Minister  to the fellowing... 

Shir ay maanta golaha wasiirada Soomaaliya yeesheen oo ay qodobo muhiim ah kasoo baxeen.

Dec 13, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii joogtada ahaa isugu yimid iyagoo uga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Qaabka helista Dal ku-galka (Visa), sidoo kale shaqo helista iyo qorista shaqaalaha hay’addaha, Dabagalka lacagihii dowladdii hore u yaalay Bankiyada Caalamka, iyo soo uruurinta Gaadiidka Dowladda. Gabogabadii kulanka Golaha Wasiirada,... 

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru-dowlayaal “Akhri Magacyada”

Dec 13, 2012
Waxaa Goordhow uu Ra’’isal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ku dhawaaqay wasiir kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal ka harsana xukumadiisa iyadoona tirada wasiir ku xigeenada ay yihiin 20 halka wasiiru dowlayaashana ay yihiin 5. Shir uu ku qabtay Madaxtooyada ayaa Ra’isul Wasaaraha waxaa uu sheegay in wasaarad kasta ay yeelan doonto labo wasiir kuxigeen maadaama howsha ay... 

Booliska Kenya oo Xaafada islii ku qarxiyay Bambooyin dhulka lagu aasay

Dec 13, 2012
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Kenya ay maanta qarxiyeen waxyaabo la sheegay in ay ahaayeen walxa qarxa oo dhulka lagu aasay. Haweeney kamid ah dadka deegaanka ayaa ciidamada ku wargalisay in waxyaabo qarxa lagu aasay Barxad gurigeeda u dhow. Ciidamada ayaa waxyaabahaan la aasay qarxiyay, mana jirto cid ku waxyeeloowday sida lagu soo waramayo. Waxaa... 

Dhaga badan oo digniin kama danbays ah siiyay Ciidamada qalabka sida

Dec 13, 2012
Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa waxay dardaarankii ugu adkaa ay u jeediyeen ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee kusugan gobolada kala duwan ee dalka. Cabdikariin Yuusuf Aadan “Dhagabadan”,abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wacad uu ku marayo inaan la arki karin askari hoos u dhigaya sharafta dareeska ciidamada. Dhagabadan ayaa... 

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee dowlada oo laga hirgelinayo Jowhar iyo Mungaab oo gaaray

Dec 13, 2012
Muddo maalmo ka dib markii ay xeran maxkamada gobolka oo ku taala magaalada Jowhar ayaa waxaa lagu soo waramayaa in maanta dib loo duray Maxkamada Gobolka. Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay inay shaqeynayso xarunta maxkamada gobolka islamarkaana lagu qaadayo dacwadaha kala duwan. Gudoomiyaha ayaa sheegay in arintaasi ay sabab u aheyd arinta... 

Nin qirtay inuu ka danbeeyay dil loo gaystay Gudoomiyihii Odayaasha dhaqanka Hiiraan

Dec 13, 2012
Ciidamada Booliska Magaalada Beledweyne ayaa Sheegay in Eedeysanihii loo heystay dilka Gudoomiyihii Golaha Odayaasha dhaqanka Hiiraan Sheekh Muxumed Maryadde uu qirtay eedeymaha loo heysto ee ah inuu isaga dilay Odayga. Korneyl Isaaq Cali C/lle oo ah Taliyaha ciidamada Booliska ee magaalada Beledweyne ayaa wariyayaasha u sheegay in eedeysane Mukhtaar Xasan Maxamed uu qirtay falkaasi dilka ah, wuxuuna...