Home » Archive Daily December 14th, 2012

Xaalada Sargaal katirsan Ahlu Sunna Waljamaaca oo ay dhaawaceen Askartiisa magaalada Dhuuso-Mareeb

Dec 14, 2012
Xaalada caafimaad ee sargaal katirsan Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa soo wanaagsanaanaysa kadib markii ay shalay dhaawac ugaysteen ciidamo katirsan Ilaaladiisa. Wararka aan ku helayno magaalada Dhuuso-Mareeb ayaa sheegaya in dhaawac uu soo gaaray taliyaha ciidamada Ahlu sunna ee degmada Dhuusomareeb, kaasi oo uu dhaawacy mid ka mid ah askarta ka amarqaadata. Farxaan Macalin Cali taliyaha Ahlu sunna Waljamaca... 

Daawo oo ka boga barnaamij xiiso leh oo ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu jiray maamulka Bartamaha Soomaaliya (SCS)

Dec 14, 2012
Caabudwaaq, Somalia (AOL) – Barnaamij documentary ah oo laga diyaariyey waxqabadkii maamulka Bartamaha Somalia (Somali Central State) muddadii saddexda sano aheyd ee uu jiray ayaa muujinayo in wax qabad ballaaran uu ku tallaabsaday tan iyo markii laga aas-aasay dalka Ingiriiska bishii May ee sanadkii 2009. Barnaamijkan ayaa ka hadlayo shirarkii, waxqabadkii iyo guulihii maamulka SCS ee uu madaxweynaha...