Home » Archive Daily December 15th, 2012
Wax jira ma ahan in ay Al-shabaab gurigiisa oo Baardheera ku yaala kala baxeen C/raxmaan Aadan Maxamed: Xogogaal
Jimcihii shalay waxaa shabakadda AOL kusoo baxay qoraal uu cinwaankiisu ahaa “Al-Shabaab-ka Baardheere oo gurigiisa kala baxay C/Raxmaan Aadan Maxamed”, ayada oo warar danbe oo naga soo gaaray ilo lagu kalsoonaan karo ay sheegayaan in uusan warkaas run aheyn.
“Wax jira ma ahan warka sheegaya in ay Al-shabaab gurigiisa kala baxeen C/raxmaan Aadan Maxamed, faafinta wararka noocaas ah...
Faah Faahin: Qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Kismaayo
Wararka Ka’imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Caawo Xarunta degmada Bambo Gacmeedyo lagu weeraray xili ay ku sugnaayeen masuuliyiin ka tirsan Maamulka KMG ka ah ee Jubbooyinka.
Taliyaha Saldhigga magaalada Kismaayo Col Axmed Diini ayaa wariyayaasha u sheegay in dhowr Bambo oo ah kuwa gacanta laga uuro Caawo xarunta lagu weeraray.
Waa uu ka gaabsaday inuu...
Amisom: Waa soo dhamaaday Waqtigii Al-Shabaab, waana ku jabeen dagaalka
Taliska ciidamada Amisom ayaa war kasoo saaray dagaalada ay kula jiraan Kooxda Shabaab ee kasoo horjeeda dowlada Soomaaliya iyo ciidamada Amisom.
Isagoo lahadlayay saxaafada ayaa Afhayeenka Ciidamada Amisom Korneel Cali Adan Xumud waxaa uu sheegay inay ku fashilyeen Al shabaab dagaaladii ay ka wadeen Muqdisho iyo gobollada dalka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay Afhayeenka Amisom in qabsashada Jowhar...
Xiisado colaadeed oo ka taagan Galgaduud iyo Shabaab oo xabsiga dhigay Oday dhaqameed
Sida ay sheegayaan Wararka iminka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay tilmaamayaan in ay halkas ka jiraan xiidado dagaaleed.
Dadka gobolkaas ayaa inoo sheegay in deegaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud ay ka jiraan xiisad dagaal oo udhaxaysa Shabaab iyo dad shacab ah.
Xiisada ayaa u dhaxaysa dadka deegaanka iyo ciidamo ka tirsan Alshabaab ,iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan xaalada...
Qof rayid ah oo lagu dilay magaalada Kismaayo
Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in halkaasi uu ka dhacay dilal loo geystay mid ka mid ah dadka rayid ah .
Sida dadka deegaanka ay sheegayaan dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada Calanley oo kamid ah xaafadaha waa weyn ee magaaladaasi Kismaayo.
Kooxo hubaysan ayaa la sheegay in dilka ay geysteen kooxo hubaysan kuwaasi oo aanla garaneynin sababta...
Maxaa keenay inuu iscasilo wasiir ku xigeenkii wasaarada maaliyada Soomaaliya?…
Maalmo ka hor markii lagu dhawaaqay wasiir ku xigeenka iyo wasiiru dowlayaasha xukuumada cusub ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa durba iscasilaad ku dhawaaqay wasiir ku xigeenka maaliyada Soomaaliya.
Sheikh Abuukar Xasan Cali “Maqaney”,wasiir ku xigeenkii wasaarada maaliyada Soomaaliya ayaa shalay shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu iscasilay.
Sababta keentay iscasilaadiisa...
Warbixin: Howlgalada Islii oo keenay in dadka ay jeebkooda lacag ku qaataan
Magaalada Nairobi ee Caasimadda Wadanka Kenya oo ay ku noolyihiin Soomaali badan waxaa kusoo badanaya Qaqabashada Soomaalida Habeen iyo Maalinba marka loo eego sida markii hore ay ahaan jirtay.
Xaafadda ay Soomaalida ku badantahay ee Islii ayaa habeenkii waxaa usoo shaqo taga Askar dheeraad ah oo xitaa aan ka tirsaneyn Police Station-ka laga Xukumo Islii ee Bangani.
Shabaqlayaal waaweyn ayaa habeenkii...