Home » Archive Daily December 17th, 2012

Somali who fled war fights back through education

Dec 17, 2012
Himila Relief and Development Association (HIRDA UK), an African diaspora organisation based in Leicester, is working to help increase the number of children who can go to school in the Gedo region of Somalia. Managing Director, Guleid Osman Mohamed, who had fled his home country of Somalia during the civil war, believes in the importance of raising awareness of education. It was this passion... 

Taliyihii nabad sugida Suuqa Bakaaraha oo toogasho lagu dilay

Dec 17, 2012
Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaataha ayaa sheegaya in rag hubaysan ay toogteen taliyihii ciidamada nabad sugida ee Suuqaas. Toogasha Sargaalkan ayaa waxaa ka danbeeyay dhalinyaro hubaysan, iyadoona uu si gaar ah dilkaas kaga dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan meel banaanka ka ah xafiiska weyn ee Shirkada Xawaalada Hodan Global. Ragii falkaas dilka ah ugaystay Maxamed Cali Sokor ayaa goobta isaga... 

Ciidamo badan oo la geeyay deegaanka Buufow ee gobolka Sh/Hoose

Dec 17, 2012
Wararka ka imanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in deegaanka deegaanka Buufoow oo ka mid ah deegaanada gobolkaas lageeyay ciidamo badan oo amaanka sugaya. Saraakiil kusugan Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamada la geeyay deegaankas ay ka kooban yihiin AMISOM iyo Boolis Soomaaliyeed kuwaasi oo la sheegayo inay xaqiijinayaan amaanka deegaankaasi,islamarkaana ka hortagi doonaan weerarada Alshabaab. Deegaanka... 

Ciidamada dowlada oo dhagaha ka furaystay Amar kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya

Dec 17, 2012
Dhawaan Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa soo saaray amar culus oo uu kaga hadlay xaalada amaan ee magaalada Muqdisho. Xasan Sh Maxamuud ayaa amray in lasoo qabto ciidamada katirsan dowlada iyo kuwa burcada ah ee dhibaatada ugaysanaya dadka shacabka ah Inkastoo isbaarooyin muuqda laga qaaday magaalada Muqdisho hadana waxaa jira cadaymo muujinaya in rag katirsan ciidamada dowlada... 

Faah Fahin kasoo baxaysa Qaraxyo ka dhacay Islii iyo Howlgallo soconaya

Dec 17, 2012
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo ka dhacay xaafada ay Soomaalida degan tahay ee magaalada Nairobi caasimada dalka Kenya. Inta la xaqiijiyey qaraxyada oo ahaa seddex qarax oo bambaanada gacanta laga tuuro waxaa ku waxyeelobay seddex qof oo dhaawacantay waxaana goobta la weeraray ahayd Baar ama Kalab ay dadka Kenyanka ah ku qamreynayeen Xili fiid ah oo dad badan ay kusugnaayeen Baarkaas ayaa... 

Ibraahim Cabdi Galayax oo baaq u diray shacabka reer Jubbaland.

Dec 17, 2012
Ilaahay baa mahad leh, naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Waxaan halkaan kula hadlayaa shacabka ku dhaqan gobolka Jubbaland ee walaalaha ah. Waxaa beryahan soo baxayo is afgaran waa u dhaxeeya shacabka deegaankaan, oo ku aaddan maamul u samaynta gobolada sadexda ah ee J/hoose, J/dhexe iyo Gedo. Sida xaqiiqada ah shacabka ku dhaqan deegaankaan waxay u baahan yihiin oo lagama maarmaan ah... 

Ethiopia, Kenya decided to takeover Somalia

Dec 17, 2012
In implementing their recently concluded regional security cooperation agreement and reaffirming their indefinite military occupation of Somalia, Ethiopia and Kenya have decided to takeover and perhaps later annex Somalia under the cover of the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD). Since only Ethiopia exercises uncontested power within the Organization, on December 6, 2012, IGAD Joint...