Home » Archive Daily December 18th, 2012

Qaadigii Maxkamada gobolka Bay oo goordhow Baydhabo lagu toogtay

Dec 18, 2012
Warar si deg deg ah ugu soo dhacay xafiiska AOL ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow dil bareer ah uu ka dhacay degmada Baydhaba. Qaadiga maxkamada gobolka Baay oo magaciisa si kooban uu nagu soo gaaray ayaa sheegaya in lagu dilay bartamaha magaalada Baydhaba. Sakariye oo kaliya ayaan ku helnay magaca qaadiga gobolka Baay ,waxaana wararka ay sheegayaan in kooxo hubaysan ay dilka geysteen. Xaalada... 

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha midowga Afrika ay u soo magacaawday Soomaaliya

Dec 18, 2012
Talaado, Desember, 18, 2012 Muqdishu, Soomaaliya) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha dhawaan Midowga Afrika u magaacwday Soomaaliya Mudane Ambassador Annadif Mohamat Salah. Danjiraha ayaa Madaxweynaha ku wargeliyay inuu xafiiskiisa u suu guurayo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Diyaarna u yahay in uu la shaqeeyo Dowladda... 

Wasiir kuxigenka Arimaha dibada oo maanta Muqdisho soo gaaray ‘SAWIRO”

Dec 18, 2012
Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada dowlada Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo kamid ah xubnaha qurba joogta ah ee xukumada Dr Saacid. Dad badan ayaa Wasaarada Arimaha Dibada Xukuumada Somaliya Jamaal Maxamed Baaroow kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale Wasiir kuxigeenka ayaa waxa nasasho daqiiqado ah iyo soo dhaweyn kadib  uu la hadlay... 

Maamulka Sh/hoose oo qorshe dagaaleed soo bandhigay”Waxaan iska dhigaynaa Shabaab oo kale”

Dec 18, 2012
Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabelaha Hoose ayaa markii ugu horeysay sheegay inay dagaalkooda badalayaan. Saraakiisha ayaa sheegay inay xaqiijinayaan amaanka deegaanada gobolka Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe. Taliyaha gaaska koowaad ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya C/laahi Cismaan Cagey, oo la hadlay warbaahinta ayaa ka dhawaajiyay inay badalayaan adkeynta... 

Ciidamada Huwanta oo Al-Shabaab kala wareegay qeybo kamid ah gobolka J/Hoose

Dec 18, 2012
Wararka aan ka helayno deegaanka Kudhaa oo ka mid ah deegaanada gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay la wareegeen ciidamada dowlada Soomaaliya. Subaxnimadii saaka ayaa la sheegayaa in ciidamada dowlada ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Alshabaab. Ciidamada dowlada oo maalmahaan ku sugnaa meel ku dhow deegaano tirsan Kudhaa ayaa saaka si... 

Maxey tahay Sababta keentay in Al-Shabaab iska saaraan Abuu Mansoor Al-Amriki

Dec 18, 2012
Iyadoo shalay war qoraal ah oo kasoo baxay Ururka Al-Shabaab lagu sheegay inuusan Shabaab ka tirsaneyn Abuu Mansuur Al-Amriiki ayaa arintaasi waxaa ka hadlay qaar kamid ah culimadda Soomaaliyeed. Sheekh Xasan Basri oo kamid culimadda Soomaaliyeed ayaa sababta Shabaab ay uga saareen Ururkooda Al-mansuur ay tahay inuu jiro khilaaf xoogan oo udhaxeeya Shabaab iyo ajaanibta la joogta.Wuxuu sheegay in xiriirka... 

Safiirka K/Afrika oo soo saaray digniin xoogan oo kusocota Soomaalida dalkaas

Dec 18, 2012
Safiirka Somalia u fadhiya wadanka Koonfur Africa Sayid Hassan Shariff oo maanta warbaahinta kula hadlay wadanka Kenya, ayaa balan qaaday in si degdeg ah Safaaradda Soomaaliyeed ee wadanka Konfur Africa ay u bilaabi doonto adeegyadii laga sugaayay. Wuxuu kaloo Danjiruhu oga digay Jaaliyadda Soomaliyeed ee South Africa iney ka digtoonadaan xiliga lagu gudo jiro Kirismiska oo kooxaha Burcadda ah ay dhac...