Home » Archive Daily December 22nd, 2012
Dad siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Dhadhaab ee dalka Kenya
Wararka naga soo gaaraya xerada magaalada Dadaab ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhaceen falal dilal ah.
Dad kusugan Dadaab ayaa soo sheegaya in halkas lagu dilay ilaa sedex qof oo la sheegay inay ahaayeen dad reer miyi waxaana lagu waramay inay dileen kooxo hubeysan meydadkoodana meesha laga qaaday.
Dadka la dilay waxaa la sheegay inay Xoolo dhaqato ahaayeen labo ka mid...
Ciidamada dowlada oo howlgal qasaaro gaystay ka fuliyay Sh/hoose
Wararka aan ka helayno deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa toogtay koox burcad ah.
Ciidamada dowlada Soomaaliya ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay howlgalo iyaga oo ka sameynaya deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose ay toogteen kooxahaan burcada ah.
Ciidamada ayaa waxay howlgalada ka sameynayen deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha...
Faah Faahin: Duqeyn xoogan oo lagu garaacay magaalada Muqdisho
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xalay ka dhacay degmada Warta nabbada ee gobolka Banaadir,oo ay ku dhinten dad rayid ah.
Tiro madaafiic ah ayaa xalay saqdii dhexe waxa laga maqlay gudaha meelo ka mid ah magaalada muqdisho waxaana lagu soo waramayaa in khasaaro kala duwan ay geysteen madaafiicdaasi.
Waxaa madfac ku dhacay Xaafad ku taalla degmada Warta Nabada (Wardhiigleey) ayaa waxa...