Home » Archive Daily December 24th, 2012

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Luuq iyo dowlada oo guulo ka sheegatay “Faah Faahin”

Dec 24, 2012
Kadib weerar qorsheysan oo habeenimadii xalay ku qaadeen Ururka Al shabaab fariisin ciidamada dawlada ay ku lahaayeen degmada luuq ayaa waxa kasoo baxaya faah faahino dheeraad ah. Weerarka oo al shabaab qaadeen ayaa waxa uu isku badalay weerar ka fool ka fool ah waxaana la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoona dadka ku dhaqan halkaasi hurdada ka salaleen. Sargaal uhadlay maamulka dawlada... 

Duufaano la sheegay in maanta ay ka dhacayaan qaar kamid ah gobollada dalka

Dec 24, 2012
Warbixin horey uga doo baxday dowlada dalka Mareykanka ayaa muujinaysa in duufaano xoogan ay maanta oo 24-ta December ah ka dhici doonaan gobollo kamid ah dalka. Wasiirka maaliyada maamulk Puntland ayaa ka hadlay duufaano laga cabsi qabo oo uu sheegay inay ku dhiafan karaan deegaano ka tirsan maamulkaaso. Seddex gobol ayaa looga cabsi qabaa inay ku dhiftaan duufanaadaaasi,waxaana ay kala yihiin Mudug,... 

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud oo goor dhow gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda

Dec 24, 2012
Waxaa goor dhaw wararka naga soo gaaray magaalada Kampalla ee Xarunta dalka Ugandha ka degtay diyaarad uu nairobi ka raacay wafdi uu hogaamiyey madaxweynaha Somalia Professor Xasan Shiikh Maxamuud. Wafdigii maalmahan kusugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya hogaaminayeyna Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka u’ambabaxay dalka Ugandha Magaalada Kampalla. Waxaa dad kusugan Nairobi... 

Weeraro qaraxyo ah oo ciidamada dowlada Muqdisho lagula eegtay

Dec 24, 2012
Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya ayaa xalay siyaabo kala duwan qaraxyo loogu eegtay degmooyinka magaalada Muqdisho iyadoona weeraradas ay muujinaysa in wali ay jiraan kooxo ku dhiiranaya falalka amaan xumada ah. Qaraxa 1aad oo ka dhacay Isgoyska Al Baraka ee degmada Hodan ayaa waxa uu ahaa mid lala beegsaday ciidamo katirsan dawlada oo fariisin kulahaa halkaasi. Waxa uu ahaa qaraxa nuuca gacanta... 

Rag Hubaysan oo Garoowe ku toogtay sargaal katirsanaa ciidamada amaanka

Dec 24, 2012
Kooxo hubeysan ayaa habeenimadii xalay waxay ku dileen magaalada Garoowe sargaal katirsanaa ciidamada maamulka Puntland xilli uu kusugna bartamaha magaalada. Allaha unaxariistee C/llaahi Xuseen Gaal-dille ayaa waxa rasaas ku shanaqay labo wiil oo dhalinyaro ahaa kuwaasi oo bistoolado ku hubeysnaa waxaana la sheegay in dhaawac ahaan loo geeyey cusbitaalka Garoowe hayeeshee uu dhintay. Gaal-dille inkastoo... 

Maxaa laga faa’iidey duulaankii ay Kenya ku qaaday Soomaliya sanad kaddib? By Mohamed Ibrahim

Dec 24, 2012
Waxaa laga joogaa sanad iyo dhowr bilood ka dib markii dowladda kenya duulaan qaawan ku qaaday wadankeena Soomalia, hadaba maxay kenya ka faa’iidey duulaankaasi? Maxayse somalida kenya iyo midda soomaliyuba ka faa’iideen faragelintaasi?  Bal si aan uga jawaabo waxa laga faa’iidey faragelinta dowladda kenya ku qaaday Soomaliya bal aan ka waramo sida uu ku yimid duulaankaasi, waxa... 

Beesha Talxe ee gobolada Jubbooyinka oo baaq ku wajahan arrimaha cakiran ee Jubbooyinka Kismaayo kasoo saaray

Dec 24, 2012
Kismaanyo, Somalia (AOL) – Odayaal, Aqoonyahaano iyo Siyaasiyiin kasoo jeedo beesha Talaxe ee gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo maanta kulan balaaran ku yeeshay magaalada Kismaanyo ayaa waxay ka hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xarigii dhawaan loo geysatay siyaasiga Ismaciil Sh. Cabdi Qorax (Koofi) oo dhawaan ay xireen ciidamada dawalada Kenya ee la safan beesha Ogadeen, xaalada magaalada... 

Daawo Video ku tusaya dhacdo xanuun badan oo ku saabsan boqolaal tahriibayaal ah oo beerka iyo kaliyaha lagala baxay

Dec 24, 2012
Soomaalidu waxay tiraahdaa “Nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban!.”  Akhriste, waligaa waad maqashay burcad badeed iyo sheeko kutri-kuteen ah oo oraneysa “waxaa waa jiray Dad Qalato”, balse waligaa ma maqashay, maankaagana ma galisay in Qarnigaan 21-aad adduunka aan ku nool nahay lagu arkayo koox Burcad Dad Qalato ah oo inta ay dadka soo af-duubtaan ayaga oo nool intay...