Home » Archive Daily December 26th, 2012
Hay’adda Samafalka SADO oo Olole Nadaafadeed ka wada Magaalada Baardheere
Wararka laga helayo degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan maalmahii ugu dambeeyey Xafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi in ay ka soconayeen Olole Nadaafadeed oo si xowliya ku socda, kaasoo ay soo abaabuleen Hay,adda Samafalka ee SADO,xilli ay todoaadyadii ugu dambeeyey gudaha magaalada ay buux dhaafiyeen Qashin aad u tiro badan oo dadka qaarkii ay ka muujiyeen wal wal xoogan.
Howshani...
Siyaasi Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Liibaax) oo ku dhawaaqay inuu usharaxan yahay xilka Madaxweynaha Puntland
Nairobi: Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magalada Nairobi, ayuu uga dhawaaqay mudane Cabdullaahi Cali Barre (Ciddi Liibaax), inuu u tartami doono qabashada xilka madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland marka la gaaro bisha January ee sanadka soo socdo.
Musharaxa ayaa ka hadlay dhibaatooyinka dhawaanahaan ka dhacayey deegaanno ka tirsan Puntland oo ay ka mid yihiin dad la xir-xiray, kuwa lagu...
Baydhabo: Rag Hubaysan oo toogasho ku dilay gabar 11 sano jir ah
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in Rag hubaysan ay halkaas ku dileen gabar ad uda’yar.
Rag loo malaynayo in ay Shabaab yihiin ayaa weerar kusoo qaaday guri ay dagan tahay haweenay ka tirsan Hay’ada UNICEF ee Magaaladaasi hase ahaatee waxaa weerarkas ku geeriyooday gabar 11 sano jir ah.
Wararka ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo tiro ahaan gaaraya...
Xukumada Soomaaliya oo sheegtay in ay dib udhis ka samaynayso magaalada Muqdisho
Magaalada xarunta u ah Soomaaliya ee Muqdisho ayaa haatan waxaa soo laabanaya bilicdeedii iyadoona ay socdaan dib duhis balaaran.
Hadaba Muxudiin Maxamed Kaalmooy oo ah wasiirka howlaha guud ee guryeynta ee xukuumada cusub ee dalka Soomaaliya oo ka qeyb galay kulan ka dhacay dalka Ciraaq ayaa ka hadlay qorshaha dib u dhiska dalka Soomaaliya.
Isaga oo ka hadlayay dib u dhiska dalka ayuu sheegay in tirokoob...
Dhaga-badan oo fashiliyay isku dayo ay Al-Shabaab qorshaynayaan
Taliska ciidamada xooga dalka ayaa shaaca ka qaaday in Shabaab ay qorshaynayaan isku dayo ay ku wayxeelaynayaan amaanka gobollada dalka.
Isagoo kahadlayay magaalada Afgooye ayaa Generaal Cabdikariin Yuusuf Aadan Dhagabadan abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyawaxaa uu kahadlay weeraro hor leh oo uu sheegay inay ku qaadayaan fariisimo ay leeyihiin ciidamada Alshabaab oo ay ka warheleen.
Dhagabadan...
Rag ku labisan dharka ciidamada oo kufsi naxariis daro ah ugaystay Haweenay shacab ah
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo ku labisan dareeska ciidamada dowlada ay kufsi u geysteen haween la socday gaari homey ah.
Gaariga ayaa kasoo dhaqaaqay degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose,isaga oo kusoo jeeday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Gaariga ayaa la sheegay in kooxaha hubeysan ay u galeen...
Gen Diini: Al-Shabaab waxaan siinaynaa Fursadii ugu danbaysay ee ay isku bad baadin lahaayeen
Taliska ugu sareeya ciidamada xooga dalka ayaa fariin kama danbays ah udiray dagaalyahanada Shabaab ee kasoo horjeeda dowlada Soomaaliya.
Iyagoo magaalada Afgooye kula hadlayay Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa ugu gacan haatiyay Alshabaab inay kusoo biiraan dhanka dowlada Soomaaliya ,waxaana ay sheegeen in Alshabaab ay siinayaan fursad kama dambeys ah.
C/qaadir Sheikh Cali diini taliyaha...
Howlgallo balaaran oo ka soconaya magaalada Muqdisho
Mid kamid ah howlgaladii ugu balaarnaa ayaa waxaa ay saakay ka soconayaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, iyadoona la arkayo ciidamo howlgallo xoogan wada.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Nabadsugida ayaa maanta Magaalada Muqdishio waxa ay ka wadaan howlgalo kala duwan oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.
Howlgalada oo ah kuwa ammaanka lagu...
Muhaajiriin Soomaali ah oo iyagoo si sharci daro ah ku galaya Turkiga gacanta lagu dhigay
Wararka laga helayo dalka Turkiga ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay Muhaajiriin Soomaali ah kuwaas oo doonayay in ay si sharci daro ah gudaha ugalaan dalkaas.
Ciidamada boliiska dalka Bulgeria ayaa sheegay in sheegay in ay gacanta ku dhigeen muhaajireen Soomaaliyeed oo doonayay in si sharcidaro ah ay ku gudbaan xuduuda u dhaxeyso dalka Turkiga iyo wadanak Bulgeria,iyagoo markaasi kaga faa’ideysanayay...