Home » Archive Daily December 29th, 2012

Golaha Baarlamaanka oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixyey Qaybtii Dhimanayd ee Golaha Wasiiradda (Sawiro)

Dec 29, 2012
Moqdisho, Somalia (AOL) – Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada uu dhawaan soo magaacabaay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid.” Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa ugu mahad celiyey Xildhibaanadda sida sharafta leh oo ay  u ansixiyeen qaybtii dhimanayad  ee... 

SAWIRO: Wafdigii dowlada ee kusugnaa magaalada Kismaayo oo Muqdisho kusoo laabtay

Dec 29, 2012
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdigii wasiiraka ka koobnaa ee dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Wafdigan ayaa waxaa markii ay kasoo dageen garoonka Muqdisho saxaafada lahadlay Wasiirka gaashaandhiga C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi. Waxaa uu sheegay in magaalada Kismaayo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay isla markaana ay umahadcelinayaan... 

WARBIXIN:-Dhacdooyinkii Ugu waweynaa ee Ka Dhacay Soomaaliya 2012(Ma Sanad farxadeed Mise Sanad Murugo)

Dec 29, 2012
Sanadka 2012 Ayaa Ahaa Sanad taarikhi Ah kaasi oo isbadala waweyn ka Dhaceen wadanka soomaaliya Waxana l;aga Xusi kara Taarikhda 20 Sano kadon oo dalka Soomaliya lagu doortay Gudahiisa,Barlamaanku waasi oo La An saxiyey kadibna Doortay Madaxweynahii ugu horeyey Muqdisho lagu doorto 20 sano Ka Dib. Waxana Sidoo kale dowlada Soomaaliya u suuro gashay inay gacabta Ku qabato goobo Muhima Oo kuyaalo koonfurta... 

DHAGAYSO: Soomaali badan oo ku geeriyooday dalka Liibiya

Dec 29, 2012
Wararka naga soo gaaraya dalka Liibiya ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhinteen dad Soomaali ah oo aad ubadan kuwaas oo tahriibayaal ahaa. Ku dhawaad 20 ruux oo Soomaali ah ayaa lasoo sheegayaa in ay ku geeriyoodeen inta udhaxeysa magaalooyinka Bangazi iyo Tripoli ee dalkaas Liibiya. Dadkan Soomaalida ah ayaa dhimashadooda waxaa ay ka danbaysay kadib markii  gaari weyn oo ahaa nooca loo yaqaan tareelka... 

Howlgallo maalintii labaad si xariir ah uga soconaya degmada Dayniile

Dec 29, 2012
Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa howlgallo balaaran ka wada xaafadaha degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, iyadoona howlgalkan uu dabo socdo howlgal bilowday shalay xili hore. Wararka ay AOL helayso ayaa sheegaya in ciidamada nabad sugida dowlada ay baaritano ka wadaan xaafadaha kala duwan ee degmadaas. Xaafadaha ugu badan ee ay howlgalada ciidamada ka wadaan ayaa waxaa kamid ah Gubta iyo Ciiso Cabdi,... 

Faah Faahin: Nabadoon caan ah oo lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Dec 29, 2012
Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa lagu dilay mid kamid ah odayaasha dhaqanka iyadoona dilkiisa ay kasoo baxayaan warar faah faahsan. Alla ha unaxariistee  Nabadoon Gaboobe Aadan ayaa rag hubaysan ay ku toogteen xili uu dhex marayay bartamaha magaalada Kismaayo. Rag Hubaysan ayaa toogtay Marxuumka sida uu AOL usheegay mid kamid ah qaraabada Marxuumkan lagu dilay bartamaha Gaalkacyo. Ciidamada...