Home » Archive Daily December 30th, 2012

DAAWO SAWIRADA: Waa sidee bilicda Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose

Dec 30, 2012
Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa wali ay tahay magaalo bilicdeeda ay ad uwanaagsan tahay xili ay dagaallo aafeeyeen. SAWIRADA MAGAALADA DAAWO  Read More →

Wasiirka Arimaha Gudaha oo Hay’adaha Samafalka ugu baaqay in ay gar-gaar bani’aadanimo la gaaraan shacabka ku nool Kismaayo

Dec 30, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa hay’adaha samaflka ugu baaqay in ay gargaar bini’aadannimo la gaaraan shacabka ku nool magalaada Kismaayo oo uu sheegay inay haysato nolol xumo. Wasiirka oo hoggaaminayey wafdigii labada maalmood ku sugnaa magaalada Kismaayo ee ka socday dowladda ayaa sheegay... 

Two-time Olympic gold medalist Mo Farah detained on terrorist suspicion

Dec 30, 2012
So how was your Christmas? Mo Farah celebrated his by getting taken for a possible terrorist. The two-time gold medal winner for Great Britain at this past summer’s games was traveling in Oregon and was questioned by U.S. Customs officials after they noticed his Somali ancestry. “I couldn’t believe it,” Farah said, according to the Sun. “Because of my Somali origin, I get... 

Soomaali ku eedeysan Shabaab-nimo oo maxkamadeyn uga bilaabatay dalka Mareykanka

Dec 30, 2012
Saddex nin oo Soomaali ah oo loo haysto dacwad la xariirta taageero siin argagixiso iyo ku xad-gudub shirciga hubka ee dalka Maraykanka ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada New York. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda degmada Bari ee New York ayaa lagu sheegay in dacwadaha loo haysto eedeysaneyaasha Soomaalida ah; Cali Yaasiin Axmed, Madhi Xaashi iyo... 

Weeraro qaraxyo ah oo ka dhacay Jowhar, Marka iyo magaalada Afgooye

Dec 30, 2012
Weeraro kala duwan ayaa lagu qaaday xarumo ciidan oo kuyaal magaalooyinka Afgooye, Marka iyo Jowhar ee gobolada Sh/Hoose iyo Sh/dhexe. Qaraxyadan ayaa ahaa kuwa gacanta laga tuuro ah oo gaystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoona faah faahin dheeraad ah laga helayo Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka dhacay  weeraro bambaano kaas oo lagu qaaday xafiiska Guddoomiyaha xaafadda Hanti-wadaag...