Home » Archive Daily December 31st, 2012

Eng. Bashir Sh. Axmed Maxamed oo ah Musharax u taagan Madaxwaynanimada Jubbaland (Daawo Sawiro)

Dec 31, 2012
Xaflad si heer sare ah u dhacday oo ay soo qabanqabiyeen taagerayaasha Eng. Bashir Sh. Ahamed Mohamed ayaa dhawaan lagu qabtay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Xafladaasi oo ay ujeedada ahayd in Eng. Bashiir Sh. Axmed Mohamed uu ku dhawaaqo inuu yahay musharax u taagan jagada Madaxwaynanimada ee Maamul goboleedka Jubbaland.Eng. Bashiir Sh. Axmed Mohamed oo ku dhashay Magaalda Luuq Ganaane ee gobolka... 

DHAGAYSO: Xasan Sh oo balanqaadyo usameeyay shacabka Kismaayo kadib kulankii Wasiiradii tagay

Dec 31, 2012
Madaxweynaha dowlada Soomaaliy Xasan Sh Maxamuud ayaa kulan la qaatay afar wasiiro oo dhawaan booqasho ku tagtay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Wasiiradaas ayaa waxaa uu ka waraystay xaalada magaalada Kismaayo iyo waxyaabihii ay kusoo arkeen markii ay magaalada tageen. Wasiirka Arimaha Gudaha iyo amniga qaranka C/Kariin Guuleed ayaa kaga warbixiyay Madaxweynaha waxa ay kala soo kulmeen... 

Dowlada: Al-Shabaab awood umalahan in ay qabsadaan Kismaayo ee anaga ayaa ku duulayna

Dec 31, 2012
Dowlada Soomaaliya ayaa si deg deg ah kaga jawaabtay hadal hanjabaad ahaa oo kasoo baxay Al-Shabaab-kaas oo ahaa in ay dib ula wareegayaan gobolka Sh/Dhexe Isagoo lahadlayay saxaafada ayaa gudoomiye kuxigeenka dhanka maaliyada ee mamulka dowlada ee gobolka Sh/dhexe Cali Cismaan Ibraahim waxaa uu sheegay in hadalka kasoo yeeray wakiilka Alshabaab ee Shabeelaha Dhexe inuu yahay mid riyo lagu sheegay. ”... 

Howlgallo kadhan ah Shabaab oo ka soconaya gobolka Sh/hoose “Faah Faahin”

Dec 31, 2012
Wararka ka imaanaya qeybo kamid ah gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Amisom ay duulaan ku qaadeen qeybo kamid ah gobolkaas. Ciidamadan oo aad uhubaysan ayaa ku kalahay deegaano udhaxeeya deegaanka Leego iyo magaalada Walaweyn ee gobolka Sh/Hoose. Saraakiil katirsan ciidamada amaanka dowlada ee Sh/Hoose ayaa sheegay in howlgalkan uu yahay mid lagu bartilmaameedsanayo... 

DHAGAYSO: Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo kahadlay wax qabadka uu la’imaan doono 2013-ka

Dec 31, 2012
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Shirdoon ayaa kahadlay arimo badan oo uu qaban doono sanadka 2013-ka ee bilaabanaya beri Insha Allah. Isagoo lahadlayay Raadiyaha dowlada ayaa Dr Saacid waxaa uu sheegay in dowladiisa ay si siman wax ugu qaban doonto gobollad adalka isagoo soo hadal qaaday Somaliland Puntland iyo Khaatumo State. Arimaha kale ee sida gaarka ah ay diirada usaari... 

Helary Clinton oo la dhigay isbitaal ku yaala magaalada New York

Dec 31, 2012
Xoghayaha arimaha dibada dalka Maraykanka ayaa la dhigay isbitaal ku yaala magaalada New York ee dalkaasi ka dib markii sida la sheegay uu soo wajahay xanuun dhiiga xinjiriha ah,sidaasi waxaa shaaciyay masuuliyiin dowlada ka tirsan. Mrs Clinton ayaa la xanuunsaneyd shook maskaxeed horaantii bishaan,ka dib markii ay suuxday dhulkana u dhacday sida lagu sheegay warbixin ay qortay BBC-da. Waxii ka dambeeyay... 

DHAGAYSO: Al-Shabaab oo ku hanjabay in ay dib uqabsan doonaan magaalada Jowhar

Dec 31, 2012
Dagaalyahanada Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan qaban qaabadii ugu danbaysay ee ay dib ugula wereegayan dowlada magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe. Xili uu lahaldyay saxaafada afka Shabaab ku hadasha ayaa Gudoomiyaha AL-Shabaab ee Sh/dhexe  Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade oo la hadlay warbaahinta wuxuu sheegay in iminka uu socdo qorshayaal ballaaran oo ay ku doonayaan inay dib... 

Wasiirka Gaashaandhiga oo ku baaqay in qorshe cusub lagula dagaalamo kooxaha Burcad badeeda

Dec 31, 2012
Inkastoo warbixino dhawaan lasoo saaray ay muujinayaan in uu hoos udhacay afduubka iyo weerarada ay Burcad badeeda gaystaan hadana caalamka ayaa isla qirsan in waki qatartooda ay taagan tahay. Isagoo lahadlayay saxaafada ayaa Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya waxaa uu ka hadlay qorshaha kaliya ee lagula dagaalami karo kooxaha burcad badeeda Soomaalida. C/Xakiin...