Home » Archive Montly January, 2013
Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin| Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein Siiro) | Casharka 36-aad (Dhageyso).
Asalaamu Caleykum,
Waxaan hoos idinku soo Gudbineynaa Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin, waxaana casharada noo akhrinayo Rabbi raali haka noqdee Sheekh Xuseen Guuleed Adam (Sheekh Xuseen Siiro) oo ah Iimaamka Masjid Al taqwa oo ku yaal magaalada Columbus, Oh ee dalka Mareykanka.
Casharka 1aad (Cadaa Ibn Abii Rabaax (RH)
Casharka 2aad (Caamir Ibn Cabdillahi Al – Tamiimi (RH)
Casharka...
Maxamuud Sayid Aden oo ka warbixiyey Wafdi ka Socdey Laamaha Qaramada Midoobay oo maanta soo gaarey Magaalada Garbahaarey (Dhageyso)
Wafdi ka socdey Laamaha Qaramada Midoobay, Gar ahaan mas’uulka ugu sareeya UN Sacurity ee Gobolada Koonfureed iyo Xubno la socdey ayaa Maanta waxaa ay ka soo dageen Garooonka Diyaaradaha ee degmada Garbahaarey.Wafdigani ayaa mudadii Saacadaha ahaa ee ay ku sugnaayeen Degmada Garbahaarey ayaa waxay Booqdeen Isbitaalka Degmada, Xeryaha ay ku jiraan Dadadka Barakacayaasha iyo weliba Goobo kale oo...
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo oo gaarey Magaalada Marka.
Ra’isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa socdaalka uu maanta ku tagay Magaalada Marka waxaa ku wehliyay Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya, Wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta iyo gaadiidka C/laahi Ciilmooge Xirsi, Wasiirka maalliyadda iyo qorsheynta Maxamuud Xasan Suleymaan, Taliyaha ciidamada xoogga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Hadley kulamo uu la Qaatey Madax ka tirsan Midowga Yurub.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeri ah wuxuu ka bixiyay kulamo uu la qaatay madax ka tirsan Midowga Yurub oo uu kula kulmay Dalka Belguimka.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay isaga oo uwaramaye laanta afka Soomaaliga ee BBC-da in waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay kawada hadleen madaxda Midowga Yurub ay tahay waayaha cusub ee Soomaaliya iyo Dowladda aan KMG aheyn sida Midowga Yurub ay...
Qaramada Midoobay oo Sheegtay In Soomaaliya u Bilaabatay Waji Cusub oo Xaga Horomarka ah.
Kaaliyaha xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jeffrey Feltman iyo danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Augustine Mahiga,oo ka qeybgalay shir ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxay si wadajir ah u shaaciyeen in xaalada Soomaaliya ay tahay mid soo yara hagaageysa.
Kaaliyaha xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Jeffrey Feltman,ayaa...
Diyaaradaha Dagaalka ee Israaiil oo Duqeeyey Dalka Siiriya.
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in diyaaradaha Isra’iil ay duqeeyeen goob galbeedka uga beegan magaalada caasimada Siiriya ee Dimishiq, waxaana jira warar sheegaya in diyaaradaha ay duqeeyeen kolonyo gaadiid ah oo hub usoo siday dhinaca wadanka Lubnaan.
Balse Telefishinka Dowlada Siiriya ayaa sheegay in diyaaradaha Isra’iil ay duqeeyeen xarun military oo cilmi barista lagu sameeyo oo ku taal Galbeedka...
Madaxweyne Faroole oo Sheegay In Madaxda Dowlada aanan looga Baahneyn in ay isku koobaan Awooda Dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aan looga baahneyn inay isku koobaan kaliya awooda Dowladnimo.
Faroole ayaa sheegay in hadii Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu aqoonsan yahay taa macnaheeda aysan aheyn in Soomaaliya iminka ay heshay aqoonsi Dowladnimo balse sida uu yidhi Soomaaliya waligeed ayeey Dowlad aheyd.
C/raxmaan Sheekh...
Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada oo lagu Diley Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo
Dilka Askarigan ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ku sugan degmada Garbahaarey oo magaciisa lagu soo koobay Xuseen ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha magaalada Garbahaarey,waxaan dilkan uu ka dambeeyey ka dib markii ay murmeen Askari kale oo ka tirsan Isla Ciidanka,taasi oo ugu dambeentii keentay in Rasaas uu ku furo askariga,waxyar ka dibna uu u geeriyoodo Rasaastii la huwiyey.
Col Cabdi Bare...
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo Maanta la kulmay Wafdi ka socdey Qaramada Midoobay.
Ra’isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee arrimaha Siyaasadda ee Qaramada Midoobay Jefery Feltman.
Waxey labada dhinac ka wada hadleen sidii loo taageeri lahaa dowladda Soomaaliya, waxeyna kulankooda maanta ay ku lafagureyn arrimaha siyaasadda ee dowladda Soomaaliya, Amniga, Garsoorka, iyo dib u dhiska dalka.
Marka uu soo dhamaaday kulanka ayaa waxaa...
John Kery oo loo Ansixyey inuu noqdo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Dalka Mareykanka.
Golaha odayaasha ee dalka Maraykanka (The Senate) ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyey magacaabista Senator John Kerry oo xilka kala wareegi doona Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Mrs. Hillary Clinton.
Codbixintii shalay loo qaaday ansixinta Xoghayaha cusub ee arrimaha dibadda ee Maraykanka ayuu Senator Kerry cod aqlabiyad ah uga helay isla golaha uu ka tirsan yahay ee Senate. Isla shalay ayey guddiga...