Home » Archive Montly July, 2017

Wasiir Xoosh oo la kulmay Safiiradda Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya

Jul 25, 2017
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb Veronique Lorenzo, kulanka waxaa Wasiirka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr. Wasiirka iyo Safiiradda ayaa intii uu kulankooda socday kawada hadlay sidii EU ay u taageeri lahaayeen... 

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska

Jul 25, 2017
Muqdisho, 25 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Diblumaasiyiin ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xiriirka... 

Wafdi ka socda Dowladda Seychelles oo booqasho ku yimid Muqdisho

Jul 24, 2017
Muqdisho, July 24, 2017 – Socdaal laba cisho qaatay oo wafdi ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Seychelles ay ku joogeen Caasimadda Muqdisho ayaa jawi guul leh ku dhammaaday. Wafdigan oo uu hoggaaminayay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Seychelles ahna Shirguddoonka kooxda xiriirka ee qaabilsan arrimaha burcad badeedda Xeebaha Soomaaliya H.E. Ambassador Barry Faure ayaa soo dhoweyn iyo casuumaad... 

Accountability, Justice and Police Reform

Jul 24, 2017
Greetings, Just one week ago our city of Minneapolis was torn apart by the death of a woman by one of our Minneapolis police officers. Justine Damond’s death is a tragedy and we must do everything in our power to find the truth of what happened. It is our moral responsibility to demand justice for Justine and her family and to advocate for police reform. Since Justine Damond’s death there... 

Wasiir Xoosh iyo wafdi uu hogaaminayo oo la kulmay Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Jubbaland

Jul 23, 2017
Wafidi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa ay la kulmeen Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islmaam (Axmed Madoobe). Wasiir Cabdi Xoosh ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe uga warbixiyay ujeedka safarka wafdiga uu hogaaminayo ay ku soo gaareen Kismaayo. “Mudane Madaxweyne marka... 

Kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo Kismaayo ka dhacay

Jul 23, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hannaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka ee Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, culumada, haweenka, dhaqanka, iyo dhalinyarada Jubbaland. Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo... 

Dowladda Soomaaliya oo beenisey eedeymo uu jaraa’idka Indian Ocean Newsletter ku soo saaray cadadiisa 1455 soona baxay 21kii July 2017

Jul 23, 2017
Mogadishu, 23 July 2017 – Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July 2017 oo ay sidoo kale faafisey website-ka www.africaintelligence.com. Maqaalkan oo ay cinwaan uga dhigeen “Dowladda oo welwel gelisey wadamada Galbeedka” waa mid been-abuur ah oo wararka ay xuseen ee sheegaya in... 

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku ballanay inaan dib u dhisanno Jaamacadda Umadda”

Jul 23, 2017
Muqdisho, 23ka Luuliyo, 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga oo sidoo kale kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee xarunta. Shirkan oo ay ka qeybgaleen xubnaha Guddiga Sare oo uu guddoomiye sharafeed u yahay Madaxweynaha, ayna xubno ka yihiin Wasiirro... 

Madaxweyne Farmaajo “Waa in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu joojiyaa dagaalka ka socda Xeeraale ”

Jul 22, 2017
Muqdisho, 21 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud. Madaxwaynuhu waxa uu sheegay in colaaddaan ay tahay arrin foolxun, nasiib darro ah oo aan loo dulqaadan karin in ay sii socoto. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka... 

Guardafui Residents in Somalia Say Their Roads Need Urgent Attention

Jul 14, 2017
While the Puntland Government has made significant strides developing new highways and repairing roads in all around Puntland state , residents in Guardafui region In the far eastof Somalia complain that their roads have been neglected and poorly maintained. After the storms of Chapala & Megh which caused heavy rains and landslides throughout Guardafui region in November 2015,the Puntland President...