Home » Archive Daily August 1st, 2017

Communique on the Joint AMISOM/FGS Conference on Transitioning Security Responsibilities from AMISOM to Somali National Security Forces

Aug 1, 2017
July 29, 2017                                                                       AMISOM PR/056/2017 COMMUNIQUÉ (For Immediate Release) Communique on the Joint AMISOM/FGS Conference on Transitioning Security Responsibilities from AMISOM to Somali National Security Forces Download and read the Communique here     For more information Lt Colonel Wilson... 

Guddi Saraakiil ah oo ka Shaqaynaya Midaynta Howl-gallada iyo Tababarrada Ciidamada Qalabka Sida (Sawirro)

Aug 1, 2017
Muqdisho, 31 Luulyo 2017: Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada saraakiisha ciidamada qalabka sida ee dalka. Kulankan waxaa looga hadlay qorshayaasha guud ee la xiriira tayeynta iyo tababarradda ciidamada, dagaalka lagula jiro argagixisada, xoojinta wada shaqaynta ciidamada iyo hanashada ammaanka guud ee dalka... 

Kulliyadda Warbaahinta & Saxaafadda ee Jaamicada Ummadda oo dib loo Daahfuray maanta (Sawirro)

Aug 1, 2017
Muqdisho, 1 August, 2017: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta dib u daahfuray Kulliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Munaasabadda daahfurka, waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Warfaafinta, Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada, Guddoomiyaha Guddiga Saxaafada & isgaarsiinta ee Golaha Shacabka, Wasiiradii...