Home » Archive Daily August 3rd, 2017

Guddoonka Golaha Shacabka Oo Shaaciyey In La Fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Inta Doodu Socoto “DAAWO MUUQAAL”

Aug 3, 2017
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo August inta ay socoto Dooda Miisaaniyadda guud ee Dowladda 2017. Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in go’aankani uu gaaray Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka...