Home » Archive Daily August 9th, 2017

Ansixinta Xeerka Isgaarsiinta waa tallaabo horey loogu qaaday Dowlad Wanaaga Soomaaliya

Aug 9, 2017
Muqdisho, 9 August 2017 – Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku tilmaantay tallaabo taariikhi ah anxisintii Golaha Shacabka ay maanta ansixiyeen Xeerka Isgaarsiinta oo muhiim u ah dalka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dadaal dheer u galay sidii Xeerka Isgaarsiinta loo ansixin lahaa ayaa soo dhoweeyey go’aankii Golaha Shacabka ee maanta,... 

Madaxweynaha oo ku Bogaadiyay Xildhibaannada Golaha Shacabka Ansixinta Xeerka Is-gaarsiinta

Aug 9, 2017
Maxamed Cabdulahi Farmaajo, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya . Muqdisho, 09 Ogosto 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey Mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta anxisiyay Xeerka Is-gaarsiinta dalka. Madaxweynaha oo booqday xarumaha Raadiyaha iyo Telefishinka dowladda ayaa wareysi toos ah oo uu bixiyay ku sheegay... 

Hardanka Lacag Daabacashada iyo Saameynta uu ku yeeshay Puntland

Aug 9, 2017
Sidii dowladdii Siyaad Barre u burburtay, waxaa Somaliya ka jiray tartan daabacaad lacagaha ah. Dad badan baa waxay ku doodaan in lacagta ay duugoobayso. Sidaa daraadeed ay muhiim tahay in la sameeyo lacag. Dowladdii KACAANka waxa ay uruurisay lacagtii duugoowday si ay u gubto. Uma suuroobin oo tii uun baa lagu soo fasaxay ka dib burburkii. Lacagtii Caydiid ee dowladdiisii Sal-Ballaar. Intii ay dhacday... 

Somalia to hold national consultations on the constitution review

Aug 9, 2017
Francisco Caetano Madeira (left) and Abdurahman Hosh Jibril Mogadishu, 8 August 2017 – Following public awareness and sensitization on the planned constitutional review process, the Federal Government of Somalia is set to launch national consultations on the constitution review. The Federal Minister of Constitutional Affairs Mr. Abdurahman Hosh Jibril says the process will engage all citizens,... 

Corruption in Somalia is a crime against our country’s development

Aug 9, 2017
Ahmed Hundubey , B.Comm, MA, FAC International Banker/Financial Analyst Calgary, Canada Hundubey.bashir@gmail.com Corruption is defined as the abuse of entrusted power for personal gain, in public and the private sectors. (1) Countries are rated based on assessments of the prevalence of bribery of public officials, stealing of public money and the lack of public anti-corruption efforts. A recent...